Itoobiya oo qaaday talaabo kale oo ka dhan ah xisbigii ka talin jiray Tigray ee TPLF

Dowlada Itoobiya ayaa qaaday talaabo kale oo xidididada loogu siibayo xisbigii ka talin jiray gobolka Tigray ee TPLF. Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in diiwaanka xisbiyada siyaasadda laga saaray TPLF kaddiba markii howlgal militeri xukunka looga tuuray dhowaan. Guddiga doorashada ayaa ku eedeeyay TPLF inay ka dambeeyeen qalalaase ka dhacay dalkaas gaar … Continue reading Itoobiya oo qaaday talaabo kale oo ka dhan ah xisbigii ka talin jiray Tigray ee TPLF